Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagayaa 3 Qaab aad dalki Ganacsi uga bilaabi kartaan oo shaqaynaya, sidoo kale 2 wershadood oo yar yar iyo makiinad Ganacsi lagu samayn karo ayaan idinkula wadaagaya. Daawasho wacan.