MENU

Fun & Interesting

Bandhigga VOA: Heshiiskii Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya | VOA Somali

VOA Somali 36,167 2 months ago
Video Not Working? Fix It Now

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan heshiiskii ay 11-kii bishan Ankara ku gaareen Soomaaliya iyo Ethiopia. Falastiin Axmed Iimaan ayaa inoo haysa.Mar walba nagu xirnow 🟠 Rukumo VOA Somali https://www.youtube.com/@VOASomali/?sub_confirmation=1 🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: https://www.youtube.com/voasomali 🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: https://www.voasomali.com/ 🟠 Nagala soco Facebook: https://www.facebook.com/voasomali 🟠 Ku xirnow barteena Instagram: https://www.instagram.com/voasomali/ 🟠 Nagala soco Twitter: https://twitter.com/voasomali VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada. Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

Comment