Aaabo qani ah … aabo sabool ah .. mid kamid ah buugaagta ugu muhiimsan ee laga qoray waxa la xiriiro afkaarta iyo sida aan u aragno qaninimada iyo saboolnimada in saboolnimada iyo qaninimadu u dhaxayso xuduud yar oo lagu magacaabo qaabka aan u fikirayno .
waxa ugu muhiimsan in ay yihiin afkaarta , magaca buuga aabo qani ah iyo aabo sabool ah , halkaan saboolnimada uu qoraagu ka hadlaayo ma ahan mid hantiyeed waa mid afkaareed , afkaartaas oo saboolnimo ama qanimi kuu horseedi karto .
naseexooyinka uu aabo siin karo qof uu dhalay ayaa noqon karo afkaar qani ah iyo afkaar sabool nimo ah
waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : www.youtube.com/ogaansho
twitter :twitter.com/OGANSHO_CHANNEL
facebook : www.facebook.com/OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah www.youtube.com/ogaansho
#kanaalka_ogaansho