Muuqaalkaan hore waxaan uga hadalnay caadooyin maskaxdaada burburinaayo , hadaba markaan caadooyinkaas iska daynay waxaan u baahanahay kuwo maskaxdeena fikrikeena kor u qaadaayo
waxaan kula wadaagaayaa maanta caadooyin wax badan kugu soo kordhinaayo oo intooda badan laga yaabo in aadan maqal , ama aadan filaynin laakiin muhiim ah .
1: qodobka 1aad waxaa laga yaabaa in aadan filanaynin , laakiin aad dhihi doonto yaa salaam maxaan mar hore u ogaan waayay kaasoo ah - hal shay qabo halkii marba ,maxaa laga wadaa : si aad maskax adag u yeelato hal shay qabo
ma maqashay تعدد المهام multitasinkg hal mar in aad isku qabato howlo badan sida tusaale qof muuqaal daawanaayo isla waqtigaasna commentiyada akhrinaayo ama dad la sheekaysanaayo isla waqtigaasna chatin ku jiro taasoo ah in aad isla daqiiqadaas 2 kulan aad kujirto , labo shaqo aad isla hayso buugaag maqaalo kumanaan ah ayaa laga qoray halista multitaskinga
kanaalka : www.youtube.com/ogaansho
twitter :twitter.com/OGANSHO_CHANNEL
facebook : www.facebook.com/OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah www.youtube.com/ogaansho
#kanaalka_ogaansho