Cabdi wali xareed waxa uu kaa badbaaday 84 sargaal ee Xerada garab case lagu toogtay 1977 Q.1aad
#ogadenia #dds #khaatumo #somaligalbeed #Ethiopiasomalia
Cabdi wali xareed carab waa makhraatiga nool waxa uu kabadbaaday 84 sargaal ee Xerada garab case ee duleedka magaalada Jigjiga lagu toogtay