Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; dagaal ganacsi oo ka dhex-bilowday Mareykanka iyo Shiinaha, QM oo cusbooneysiisay xayiraadaha Al-Shabaab, madaxweyne Trump oo hakiyey kaalmadii Ukraine, madaxda Carabta oo ka shiraya qorshaha Gaza, koronto la’aan ka jirta Mandhera iyo Wajeer iyo qodobo kale.
00:00 Furitaanka
01:02 Dagaalka ganacsi ee Mareykanka iyo Shiinaha
03:21 Donald Trump oo hakiyey kaalmadii Ukraine
05:50 QM oo cusbooneysiisay xayiraadaha Shabaab
11:38 Madaxda Carabta oo ka shiraya qorshaha Gaza
14:50 Koronto la’aan ka jirta Mandhera iyo Wajeer
22:05 Ciidanka NATO oo ilaalinaya Badda Baltic-ga
25:59 La-dagaalanka isbeddelka cimilada ee IGAD
Mar walba nagu xirnow
🟠 Rukumo VOA Somali https://www.youtube.com/@VOASomali/?sub_confirmation=1
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: https://www.youtube.com/voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: https://www.voasomali.com/
🟠 Nagala soco Facebook: https://www.facebook.com/voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: https://www.instagram.com/voasomali/
🟠 Nagala soco Twitter: https://twitter.com/voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.