MENU

Fun & Interesting

Documentry: Waddadii guusha Liverpool & AC Milan, habeenkii Istanbul 2005

Maankiz Show 3,610 lượt xem 4 days ago
Video Not Working? Fix It Now

Muuqaalkani wuxuu ku saabsan yahay kooxaha AC Milan iyo Liverpool xilli ciyaareedkii 2004-05, kuwaas oo diiwaanka ku qoray mid ka mid ah ciyaarihii ugu xiisaha badnaa taariikhda Champions League. Waa xilli ciyaareed taariikhi ah oo labada kooxood soo mareen marxalado adag, laga bilaabo wareega group-yada ilaa final-kii la yaabka lahaa ee ka dhacay Istanbul.

Milan oo xilligaas ahayd awood weyn oo Yurub ah, iyo Liverpool oo maraysey marxalad dib u dhis ah, waxay iskugu yimaadeen final cajiib ah oo la xasuusan doono weligeed. Sidee ayay labada kooxood ku gaareen finalka? Maxay ahayd waxyaabihii ka dhacay habeenkaas taariikhiga ah? Daawo muuqaalkan si aad u ogaato dhammaan faahfaahinta!

#acmilan #liverpool #football #championsleague
#milanliverpool

Comment