Caanuha xoolahu waa kuwa loogu iibsiga badanyahay Suuqa waana Ganacsi sifiican suuqa uga socda macaamiil badana leh hadaba si aan uga faa’idaysano caqabadaha kajirna u hormarino ayaan warbixin muuqaalkan idinkula wadaagayaa. #Caanaha #Geela #ganacsi