MENU

Fun & Interesting

Goormeed Shaqada iska casili ? | 11 Sabab Haday Jiraan Haragaada La Baxso inta ay gooru goortahay .

OGAANSHO 98,594 lượt xem 4 years ago
Video Not Working? Fix It Now

Caalami ahaan waxaa la isku raacay hadii meesha aad ka shaqayso laga helo 11kaan calaamadood 11 tilmaamood ay tahay waqtigii aad haragaada la baxsan lahayd waxaa ka mid ah bahdilka , waqtiga dheer karaamo ka qaadida .

shaqo walba oo yaraynayso adeegsiga xirfadaada , skillskaada , mahaaradaada waa waqti lumis , tusaale hadii muddo aad xirfad baranaysay laakiin shaqadaadan ay yaraynayso xirfadaas waa khatar ah in aadba iloobi doonto xirfadaas oo barri haday ku dhahaan iska bax aad eber soo istaagayso ,



waxaad nagala soo xiriir kartaa

oinshar@gmail.com : omar inshar

kanaalka : www.youtube.com/ogaansho

twitter :twitter.com/OGANSHO_CHANNEL

facebook : www.facebook.com/OGANSHO

fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah www.youtube.com/ogaansho

#kanaalka_ogaansho

Comment