Kulan lagu dhexdhexaadinayay Itoobiya iyo Somaliland ayaa natiijo la'aan ugu soo dhammaaday Turkiga. Somaliland walaac ayay ka muujisay kulankaas oo salka ku hayay heshiiska Ethiopia iyo Hargeysa ay horey u gaareen oo dhabaha u xaaraya marin-badeed iyo aqoonsi ay isweydaarsadaan labada dhinac.
Haddaba, maxay Somaliland ka tiri wada hadalka Soomaaliya iyo Itoobiya, goorma ayuu se dhaqangelayaa is-afgaradka Hargeysa iyo Addis Ababa?