MENU

Fun & Interesting

Maxkamdeynta wiilka Trump, Puntland 'oo qabatay Daacish iyo Shabaab' | Qubanaha VOA

VOA Somali 87,396 9 months ago
Video Not Working? Fix It Now

Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Puntland oo sheegtay inay qabatay xubno Daacish iyo Shabaab ah, wiilka madaxweynaha Biden oo maxkamadeyn ay u billaabaneyso, Trump oo markii ugu horreysay ku biiray bata TikTok, Mexico oo madaxweyne u dooratay haweeney iyo qodobo kale. 00:00 Furitaanka 01:07 Puntland ‘oo qabatay xubno Daacish iyo Shabaab ah’ 06:41 Mexico oo madaxweyne u dooratay haweeney 09:30 Doorashada dalka India oo la soo geba-gebeeyey 11:10 Madaxweyne Cyril Ramaphosa oo baaq soo saaray 13:45 Maxkamadeynta wiilka Biden oo maanta billaabaneysa 18:22 Trump oo markii ugu horreysay ku biiray bata TikTok 21:22 Wararka sayniska iyo teknoolojiyadda caalamka Mar walba nagu xirnow 🟠 Rukumo VOA Somali https://www.youtube.com/@VOASomali/?sub_confirmation=1 🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: https://www.youtube.com/voasomali 🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: https://www.voasomali.com/ 🟠 Nagala soco Facebook: https://www.facebook.com/voasomali 🟠 Ku xirnow barteena Instagram: https://www.instagram.com/voasomali/ 🟠 Nagala soco Twitter: https://twitter.com/voasomali VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada. Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

Comment