Filimkan waxaa laga diyaariyay caasimada Somaliya magaalada Muqdisho 1980, waxaa nolol maalmeedka iyo sida ay dadku u noolaayeen diyaariyay Telefishinka RAI ee wadanka Talyaaniga,