MENU

Fun & Interesting

Muxuu Imaaraadka ka yiri qorshaha lagu rararyo dadka Gaza? | Qubanaha VOA

VOA Somali 28,011 2 days ago
Video Not Working? Fix It Now

Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Imaaraadka oo diiday in dadka Gaza la barakiciyo, mucaaradka Sudan oo dowlad uga dhowaaqaya Kenya, Kurdiyiinta Turkey oo xabad-joojin ku dhowaaqday, 82 qof oo lagu waayay Kenya tan iyo June, iyo qodobo kale. 00:00 Furitaanka 00:58 Imaaraadka oo diiday qorshaha Gaza 03:01 RSF oo dowlad uga dhowaaqaya Kenya 10:19 Midowga Afrika oo ka walaacsan Sudan 11:36 Kurdiyiinta oo xabad-joojin laga filayo 16:55 Doon lagu afduubtay xeebaha Somalia 18:20 Panama: 300 muhaajiriin ah oo la xiray 20:53 Kenya: 82 qof oo la waayay tan iyo June 25:47 Carruurta Darfur oo la shaqaaleysiiyo Mar walba nagu xirnow 🟠 Rukumo VOA Somali https://www.youtube.com/@VOASomali/?sub_confirmation=1 🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: https://www.youtube.com/voasomali 🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: https://www.voasomali.com/ 🟠 Nagala soco Facebook: https://www.facebook.com/voasomali 🟠 Ku xirnow barteena Instagram: https://www.instagram.com/voasomali/ 🟠 Nagala soco Twitter: https://twitter.com/voasomali VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada. Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

Comment