MENU

Fun & Interesting

Siduu Nin 27 jir ah u dhisay Jamaahiiriyada Waalida ? | Qisada Qadaafi |

OGAANSHO 522,794 lượt xem 2 years ago
Video Not Working? Fix It Now

siduu nin dhalinyaro 27 sano jir ah u afgambiay boqortooyadii liibiya kadibna u dhisay qaab xukun caalamka meel lagu arkay aysan jirin .

markaan ka hadlayno qathaafi waxaan ka hadlaynaa 41 sano waali ah xukunka liibiya , waxaan ka hadlaynaa teendhadii uu meel walba u qaadan jiray , waxaan ka hadlaynaa kitabakisii cagaarnaa ee uu ula dhaqmi jiray sidii kitaab samaawi ah

waxaan ka hadlaynaa hab dhaqankiisi cajiibka ahaa sida ku cabidiisi sigaarka hoolalka madax ku shirayso , waxaan ka hadlaynaa zanga zanga daar daar : iyo man antum , waxaan ka hadlaynaa ku dhawaaqida jihaad ka dhan switsrlen ::: nacaybka uu galbeedka siduu u sababay burburka liibiya

waxaan hubaa mowduucuaan in uu ku xiiso galinaayo koobkaada shaaha soo qaado kadibna ila soco lkn inta aanan galin isii 19 ilbiriqsi si aan kuu xasuusiyo sponserka xalaqadaan .
mucammar muxamed cabdisalaam abuu minyaar alqathafi wuxuu dhashay 1942 taasoo ah in la dilay asagoo 69 jir ah 2011

wuxuu ku dhashay baadiyaha magaalo xeebeedka sirt , markaad maqasho al qathaafi waxaad ogaataa in loola jeedo qabiilka القذافة , ee kamidka ah qabaailka liibiya



kanaalka : www.youtube.com/ogaansho

twitter :twitter.com/OGANSHO_CHANNEL

facebook : www.facebook.com/OGANSHO

fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah www.youtube.com/ogaansho

#kanaalka_ogaansho

Comment