MENU

Fun & Interesting

Siduu Ninkaan U dhisay Shirkada Ugu Weyn Khaliijka Asagoo Caruurtiisa Shaqaale U Yihiin Kaliye .

OGAANSHO 105,575 lượt xem 1 year ago
Video Not Working? Fix It Now

Dadka jecel qisooyinka kifaaxa wato cibrada leh , duruusta laga qaadanaayo : dadka meel hoose kasoo bilaabay .

maanta waxaan idiiin wadaago qiso heer sare ah duruus badana muujinayso

nin luuq luuqa ku gadi jiray buugaagta la isticmaalay siduu u dhisay imbiraadhooriyad dhaqaale mida ugu weyn khaliijka oo dhan iyo waliba wadamada carabta .

hadii aad khaliijka ku sugantahay oo aad soo gadanayso eceltatrooniyaadka noocii ugu dambeeyay moobaylo computero play sitation buugaagta nuskhooyinkii ugu dambeeyay buugaag aan xataa halkaan ku soo bandhignay

waxaad aadi hal meel مكتبة جرير kalmadaan ليست مجرد مكتبة waxay muujinaysaa in jariir ayna ahayn maktabada kaliye ee ay tahay meel aad wax walba oo niyadaada ku soo dhaco hayo :: computerkaan aan ahdda muuqaalkaan ku samaynaayo jariir ayaan kasoo gaday : buugaagta aan soo gudbino : inta aanan galin sheerxirfad : hadaba ku soo dhawaada mowduuceena maanta yaa ahlan wasahlan .




kanaalka : www.youtube.com/ogaansho

twitter :twitter.com/OGANSHO_CHANNEL

facebook : www.facebook.com/OGANSHO

fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah www.youtube.com/ogaansho

#kanaalka_ogaansho

Comment