MENU

Fun & Interesting

CILMI IYO COD

CILMI IYO COD

"Cilmi iyo Cod" โ€“ Waa Kanaal gaar ah oo loogu talagalay dadka Soomaaliyeed ee jecel inay helaan macluumaad qiimo leh, si cilmiyeysan loo diyaariyey, hab fududna loo soo gudbiyey. Waxaan diiradda saareynaa soo bandhigida fikradaha waxtarka leh, xalalka bulshada ka tarjumaya, iyo mowduucyo kor u qaadaya fahamka iyo horumarka shakhsiyaadka. Ku xidhnow si aad u hesho cilmi, farriimo dhiirrigelin leh, iyo xog muhiim ah oo aad noloshaada ku horumarin karto.


Maqal oo muraadso