MENU

Fun & Interesting

Geedi Sahan - Somali Traveler

Geedi Sahan - Somali Traveler

"Socdaalku ma aha hiwaayad oo kali ee waa hab nololeed.
بسم الله الرحمن الرحيم:
وَجَعَلْنَاكُمْ شُعُوبًا وَقَبَائِلَ لِتَعَارَفُوا.

waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 56 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) insha'Allah.


I discover the world and I have visited so far, 56 countries and i am on mission to reach 197 countries.