MENU

Fun & Interesting

Tanaad

Tanaad

Channel-kaan waa mid u taagan soo gudbinta macluumaad waxtar leh,taariikh wax laga baran karo,xogaha dahsoon ee caalamka iyo wax walba oo faa'ido u leh bulshadeena.
Waxaa ka reeban Channel-kaan in lagu baahiyo xog aan hubanti ahayn,muuqaalo anshaxa ka fog, iyo durid lagu sameeyo koox ama qof.

Nagala soo xiriir: info.tanaad@gmail.com