Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in ay meel wanaagsan marayaan howlaha ku aadan ditaargarowga iyo qabanqaabada doorashooyin madax bannaan oo ja dhaca gudaha dalka Soomaaliya.
Maamulka Puntland ayaa ka hadlay hadal ay dowladda federaalka Soomaaliya ku sheegtay in Puntland ay diiday in ay dowladdu ka caawiso dagaalka ay kula jirto kooxda Daacish-ta Soomaaliya ee ka dagaallameysa deegaannada Puntland.