Warbixin:Maxaad ka ogtahay dalagii tijaabada ahaa ee bariiska ee ka soo go'ay tuulada Gabi?
Warbixin: Maxaad ka ogtahay dalagii tijaabada ahaa ee bariiska ee soo go'ay ee Xafiiska Horumarinta Waraabka DDS mashruuciisa Kulan iyo Harawa uu ka beeray tuulada Gabi ee degmada Hadhagaale ee gobolka Siti.