Waa Muqaalka 2aad ee silsiladda jasiiradaha Gobolka Awdal (Salal), waxaana safarkayga ka bilaabmay jasiiradaha u dhexeeya Lawyacado ila Saylac, oo loo yaqaano ( Musheekh, Abu Shirimbis, Durayn, Shariifada, Shinbiraale). Waa shan jasiiradood oo ka mid ah tobankii jasiiradood ee aan safarkayga ku soo marayo, kuwaas oo ku yaal Gobolka Salal.
Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
Facebook: https://www.facebook.com/geedisahan
Instagram: https: https://www.instagram.com/geedisahan/
==============================================
#Somaliland
#djibouti
#Lawyacado
#Saylac
#SomalilandIslands
#KalluunkaBadan
#SomalilandTravel
#AdventureVlog
#somalia
#hargeisa
#saylac
#geedi
#mogadishu
#mogadisho