Mowduuca Maanta
بسم الله الرحمن الرحيم
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Afduubkii ugu Cajiibsanaa ee ay Fuliyeen Burcad badeeda soomalida
Afdubkii Markab ee ugu cajiibsanaa taarikhda ( khidad aan caadi ahayn).
muqalkan waxan kaga hadleyna Afduubyadii ugu yaabka badnaa ee ay Fuliyeen Burcad Badeeda Soomalida, Rag wareeriyay dowladaha caalamka, inagoo kusoo qaadan doono 3 Qiso oo aan inaba caadi ahyn kuwaa oo qeyb ka ah dhacdooyinka aduunka ugu yaabka badan.
📩 waxaad nagala so xiriiri kartaa (sponsorships) : macluumaadc@gmail.com
Nagula Saaxib:
Facebook page: www.facebook.com/macluumaadchannel/
Instagram: www.instagram.com/moxusein/
---------------------------------------------------------------