Galkacyo waa magaalo gaar ah oo ku taalla bartamaha Soomaaliya, waxayna hoos tagtaa laba maamul—Puntland iyo Galmudug. Inkasta oo ay siyaasiyan u kala qaybsan tahay, haddana waa xarun ganacsi, dhaqan, iyo taariikh leh. Muuqaalkan waxaan ku eegayaa sida ay magaalo hal shacab leh ugu nool yihiin laba maamul. Kusoo biir safarkayga.
Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
Facebook: https://www.facebook.com/geedisahan
Instagram: https: https://www.instagram.com/geedisahan/
==============================================
#Somaliland
#djibouti
#Lawyacado
#Saylac
#SomalilandIslands
#KalluunkaBadan
#SomalilandTravel
#AdventureVlog
#somalia
#hargeisa
#saylac
#geedi
#mogadishu
#mogadisho
#puntland
#galmudug
#Galkacyo