Muuqaalkan, waxaan idinla wadaagayaa safarkaygii Dalka Cambodia.
Safarkaygu wuxuu ka bilaabmayaa booqashada Xarunta Xasuuqa, halkaas oo aan ku xusuusto taariikh murugo leh oo ku saabsan xukunkii Khmer Rouge iyo waxyaabihii ay dadkani la kulmeen.
Caasimada Cambodia 🇰🇭 Phnom Penh, waxaa ku nool qiyaastii 2.2 milyan oo qof. Wadanka Cambodia guud ahaan waxa ku nool qiyaastii 16 milyan oo qof,
Dadka Muslimiinta ah waxay ka kooban yihiin ku dhawaad 2% ee tirada guud, iyadoo inta badan ay ka kooban yihiin qabiilka Cham,
waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 56 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
"Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
I discover the world on my way, and I have visited so far, 56 countries and i am in mission to reach 197 countries.
socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
==========================================
Follow me:
Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
Facebook: https://www.facebook.com/geedisahan
Instagram: https: https://www.instagram.com/geedisahan/
==============================================