Xuseen Macalin Maxamuud waa lataliyihii hore ee ammniga MW Farmaajo, waa agaasimaha hay'adda Hiraal ee daraasaadka Ammniga ee saldhigeedu yahay caasimadda Muqdisho.