MENU

Fun & Interesting

Trump oo durba qaaday tallaabooyin xasaasi ah | Qubanaha VOA

VOA Somali 181,090 lượt xem 1 month ago
Video Not Working? Fix It Now

Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Trump oo ku dhowaaqay “waqti dahabi ah”, Trump oo cafis u fidiyey 1,500 oo maxbuus, Trump oo soo saaray amaro madaxweyne, go’aanka Trump oo ilmeysiiyey muhaajiriin, wareysi aan la yeelanay maamulaha shirkadda Dahabshiil iyo qodobo kale.

00:00 Furitaanka
01:16 Trump oo ku dhowaaqay “waqti dahabi ah”
05:30 Trump oo cafis u fidiyey 1,500 oo maxbuus
07:39 Trump oo soo saaray amaro madaxweyne
14:33 Go’aanka Trump oo ilmeysiiyey muhaajiriin
17:33 Wareysi: Maamulaha shirkadda Dahabshiil
23:41 Turkey: Dad badan oo ku dhintay dab kacay
25:40 Qatar oo rajo ka muujisay heshiiska GAZA

Mar walba nagu xirnow

🟠 Rukumo VOA Somali https://www.youtube.com/@VOASomali/?sub_confirmation=1
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: https://www.youtube.com/voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: https://www.voasomali.com/
🟠 Nagala soco Facebook: https://www.facebook.com/voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: https://www.instagram.com/voasomali/
🟠 Nagala soco Twitter: https://twitter.com/voasomali

VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.

Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

Comment