Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Duulimaadyada Soomaaliya oo xayiran maanta, go’aanka Trump oo cabsi ku abuuray muhaajiriinta, Kenya oo Soomaaliya ka reebtay ka dhaafista eTa, Israel oo sheegtay in ay sii haysan doonto Marinka Rafah, ganacsiyada Soomaalida ee Islii oo sii kordhaya iyo qodobo kale
00:00 Furitaanka
01:01 Go’aanka Trump oo cabsi geliyey muhaajiriinta
05:40 Maamulka Trump oo baabi’iyey barnaamijka DEI
08:05 Israel: Waa sii haysan doonnaa Marinka Rafah
13:07 Duulimaadyada Soomaaliya oo xayiran maanta
17:37 Kenya oo Somalia ka reebtay ka dhaafista eTa
23:13 Ganacsiyada Soomaalida Islii oo sii kordhaya
Mar walba nagu xirnow
🟠 Rukumo VOA Somali https://www.youtube.com/@VOASomali/?sub_confirmation=1
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: https://www.youtube.com/voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: https://www.voasomali.com/
🟠 Nagala soco Facebook: https://www.facebook.com/voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: https://www.instagram.com/voasomali/
🟠 Nagala soco Twitter: https://twitter.com/voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.